Nadwo cilmiyeed si Habsami leh uga socota magaalada Hargeysa.[Video/Masawiro]

June 1, 2015 - Written by Editor

20150531_185500Hargeysa:-Xalay oo taariikhdu ahyd 14/shacbaan 1436 hijriga waafaqsana 01/06/2015 m ayaa waxa ka bilaabanytay magaalada Hargeysa gaar ahaan masaajidka Cali Mataan nadwo diini ah oo ku saabsan shiicada iyo xiqdigooda oo ciwaankeedu yahay الشيعة : أطماع وأحقاد Nadwadan oo socon doonta muddo 5 habeen ah in shaallaahu ayaa xalay ayaa waxa ka qayb qaatay culimo waawayn oo ka kala imanaya gobollo kala duwan .

Furitaankii nadwada ayaa waxa ka hadlay :Sheikh Maxamuud Axmed Xasan Abu Shayba Iyo culimo kala duwan .

Furitaankii nadwada kadib ayaa waxa muxaadaradii koobaad galay sheikh Cabdiraxmaan Axmed oo si qoto dheer uga waramay taariikhda shiicada .

no images were found

. Nadwadan ayaa waxaa soo abaabushay Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarinta gaar ahaan Faraca Maroodijeex.

Hoos ka Daawo Shiico Waa Maxay Goormayse Bilaabmatay Maxayse Ku Salaysan Tahay? Sh.Cabdiraxmaan Axmed

Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarinta
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online