Dowro hal maalin ah oo cilmiga Sharfiga ah oo uu Sh.Dr. Maxamuud C/raxman Hoori ka akhrin doona Masjidka Ibnu Cutheymiin

June 8, 2015 - Written by Editor

drhooriLeicester:-Waxaa Dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana inta jecel barashada cilmiga Sarfiga ee ku nool magaalada Leicester, Uk in Sh.Dr. Maxamuud C/raxman Hoori uu ka bilaabi doono Darsi lagu baranayo cilmiga Sarfiga Masjidka Ibu Utheymiin maalinta Axad ah ee bishu ay tahay 14-06-2015 saacaduna tahay 16:00 -19:15 , Darsiga oo uu Sheekh u akhrin doono si Workshop ahaan ah , sidaas darteed waxaa lagu wargelinayaa qof walba oo doonayo in uu darsiga Sh Dr. Maxamuud C/raxman Hoori ka faa’iidaysto in uu u furan yahay in uu ka soo qayb galo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online