Xafladda Qalin jabin oo lagu qaban doono Masjidka Al-Taqwa Ee Aarhus

June 5, 2015 - Written by Editor

xafladda-qalin-jabinta-2015Aarhus:-Waxaa farxad u ah Markizka Attaqwaa ee Magaalada Aarhus iyo nawaxigeeda in uu ku martiqaadno dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Aarhus xaflada qalinjabinta Arday gaaraysa 15 oo isugu jira wiilal iyo gabdho.

Xaflada waxaa ka soo qaybgalaya Culimo iyo waxgarad ka kala imaanaya wadanka guddigiisa iyo dibadiisa.Hadaba waxaan dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed ku wargalinaynaa inay nagala soo qaybgalaan taariikdu.
markay tahay 07.Jun 2015
Saacda: Kl:11:00AM
Goobta:  Globs 1 Gudrunsvej .Brabrand.

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir

no images were found


Cadnaan Maxamuud
Tel:50455278

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online