Mutamarka Islaamiga ee ah ee 23aad oo ka socda Aarhus oo galay maalintii 2aad.[Masawiro]
(July 31, 2015)
Aarhus:-Mutamarka Islaamiga ee ah ee 23aad ee lagu qabto sanad walba Iskandinavianka ayaa waxaa uu si habsami leh wuxuu uga socdaa maalintii labaad magaalada Arhus ee caasimada labaad ee dalka Denmark
Madaxweyne Gaas oo safar ku tegay Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.[Masawiro]
(July 31, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-7-2015 si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Burtinle ee Go
Madaxweyne Gaas oo booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole.[Masawiro]
(July 31, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-7-2015 hoygiisa magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ku booqday madaxweynihii hor
Wasiirka Gaashaandhiga DFS ,”Waxaan Horumar Gaaraynaa Markaan Dhisno Ciidan Qaran Oo Soomaaliyeed
(July 31, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha iyo isku-dhafka ciidamada
Markab sidday 2400 oo qof oo qaxooti ka soo cararay Yeman oo caawa soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]
(July 30, 2015)
Boosaaso:-Waxaa caawa dekedda magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari waxaa ku soo xirtay salaaddii Maqrib ka hor Markab Nawal 3 oo siday dad qaxooti ah oo lagu qiyaasay inta u dhexeysa 2000 ilaa 240
Wafdi ka socda Gudiga Gurmadka qaxootiga Soomaliyeed oo ku sugan Puntland (Masawiro)
(July 30, 2015)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gudiga badbaadada qaxootiga Soomaaliyeed Sheikh Nuur Baaruud Gurxan ayaa waxaa uu ka soo degay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka Mudug , waxaana halkaas
Puntland oo Warmurtiyeed ka soo saartay Shirka hiigsiga 2016 ee ka socda Muqdisho(Akhriso)
(July 30, 2015)
Garoowe:-Dowlada Puntland ayaa waxaa ay warmurtiyeed ka soo saartay sababihii ay uga qeyb gali weyday Shirkii Hiigsiga 2016 ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ,Shirka shalay ayaa waxaa shirgudoomi
Ogeysiis Muhiima :-Bishaaro Jaamacada Najaah oo qaadaneysa Arday Cusub
(July 30, 2015)
Burco:-Waxaan dhamaan loogu Bishaareynayaa ardayda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in Jaamacada Najaah ee magaalada Burco ay furtay diiwaan galinta ardayda sanad dugsiyeedka cusub ee sanadkan waxaa
Ogeysiis ku socda Akhristayaasha Halgan.net Mutamarka 23aad ee Aarhus
(July 30, 2015)
Aarhus:-Waxaan Ogeysiinaynaa dhamaan Akhristayaasha Halgan.net in aan Live u tabin kari weynay maanta Mutamarka Islaamiga 23aad ee Iskandinavianka cilad yar oo jirta awgeed markii la xaliyo dib baan i
Golaha Wasiirrada Puntland oo caawa kulan deg deg ah uga socdo Garoowe
(July 29, 2015)
Garoowe:-Shir alaabadu u xiran yihiin ayaa caawa waxaa uu u socdaa golaha xukuumada Puntland waxaana uu shirka ka socdaa xarunta Madaxtooyada ee Garoowe. Shirka caawa ka socda Garoowe ayaa waxaa sh

Next Page »