Kulan-weynihii 3aad ee Walaalaynta Ummadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Koonfurta Gaalkacyo lagana soo saaray Bayaan.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Gaalkacyo:- Waxaa Subaxnimadii Arbacada oo ku beegnayd 17/Ramadan/1437 hijriga ama 22/6/2016 Koonfurta Gaalkacyo ka furmay kulan-waynihii saddexaad ee walaalaynta ummada Soomaaliyeed kaasoo ay qab
Madaxweynaha dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda ayaa maanta 30-Jun-2016 safar shaqo ugu amba baxa
Golaha Wasiirada oo Guddi u saarey Walaaca Culimada ee Sharciga Gender-ka.[Masawiro]
(June 30, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soo
Madaxweyne Xassan Sheekh oo mar kale soo magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal
(June 30, 2016)
Muqdisho, 30 June 2016 (Halgan.net)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Fede