Agaasimaha guud ee HSJ oo booqday garoonka diyaaradaha ee Rwanda.[Masawiro]

March 23, 2017 - Written by Editor

Rwanda:-Agaasimaha guud ee HSJ iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la soo tusay sidda uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka Rwanda waxaana mid mid loo tusay qalabka ay ku shaqeeyaan hay’adda Socdaalka Dalka Rwanada.

Ka hor inta aan lageyen Garoonka Diyaarada ayaa waxaa kulan wada jir ah qaatay Wafdiga uu hogaaminayo Agaasimaha guud ee HSJ iyo masuuliyiinta madaxda ka ah qeybta Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dalka Rwanda.

Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in madaxda iyo saraakiisha ka socota Soomaaliya la geeyo Xaduuda uu dalka Rwanda la wadaago dalka Uganda halkaasi oo lagu soo tusi doono sidda ay u shaqeeyaan saraakiisha ka howlaga Xaduuda dalkaasi.

—-DHAMAAD—-

 

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online