Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo deeq lacag ah gaarsiiyey Guddiga gurmadka abaaraha.[Video]

March 28, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Guddiga ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia gaar ahaan Guddoomiye Siciid Shiinle, kuxigeenkiisa C/rashiid Qalinle iyo xoghaya horumarinta haweenka maamo Cadar Odawaa ka dib markii ay soo gaarsiiyeen guddiga lacag gaaraysa $7,000 oo doollarka Maraykanka ah.

Hoos ka Daawo Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag ah gaarsiiyey Guddiga gurmadka abaaraha.

Guddiga gurmadka abaaraha Puntalnd

Boosaaso , Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online