Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo oo magacaabay Agaasimayaal

March 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa waxaa uu magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya shaqaalaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Xilalka uu madaxweynuhu magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, iyo weliba Agaasimeyaal kale iyo la taliyayaal.

Hoos ka Akhriso Liiska Agaasimayasha iyo Lataliyaasha uu magacaabay Madaxweynaha JFS

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada.

2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.

3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.

5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooy

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online