Khudbadii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabulaahi Farmaajo uu ka jeediyey Xuska 1 Luuliyo.[Video]
(July 1, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed  Cabulaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad ka Jeediyay Munaasabad si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu xusayey 1-da Luulyo. Madaxweynaha do
Khudbadii Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre uu ka jeediyey Xuska 1 Luuliyo.[Video]
(July 1, 2017)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay oo ku beegnayd 1-da Luulyo waxaa uu jeediyay Khudbad aad u taabatay in Midnimada umada Soomaaliyeed loo soo h
Madaxweynaha Puntland oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed.[ Video]
(July 1, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 01-July-2017 ugu hambalyeeyey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland 57-sano guuradii ka soo wareeg
Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf Waan la Hadlaynaa Ahlu-Sunna.[Dhagayso]
(July 1, 2017)
Nairobi:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in ururka Ahlu-Sunno ee Dhuusamareeb ka taliya uu la galo wadahadallo lagu xaliyo khilaafka ka dhex-ta