Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf Waan la Hadlaynaa Ahlu-Sunna.[Dhagayso]

July 1, 2017 - Written by Editor

Nairobi:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in ururka Ahlu-Sunno ee Dhuusamareeb ka taliya uu la galo wadahadallo lagu xaliyo khilaafka ka dhex-taagan. Xaaf ayaa rajo ka muujiyay in labada bilood ee soo socda ay dhammeyn doonaan khilaafka labada dhinac ka dhex-taagan.
Hoos ka Dhagayso Weriyaheena Sahra Cabdi ayaa madaxweyne Xaaf ku wareysatay khadka taleefonka ee Nairobi.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online