Guddoomiyaha degmada Xudur ”Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab”.[Dhagayso]

July 20, 2017 - Written by Editor

Xudur:-Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray. Abu Mansuur iyo maleeshiyo uu wato oo ka soo baxay al-Shabab ayaa ku sugan meel u dhow Xuddur, waxaana ku hareeraysan maleeshiyada Al-Shabaab. Xiisaddan ayaa culyesy ku haysa magaalada Xudur oo hore go’doon u ahayd. Caasho Ibrahim ayaa khadka taleefanka ee magaalada Xudur kula xiriirtay Maxamed Macallin, guddoomiyaha Xuddur, waxayna ugu horreyn weydiisay waxa uu kala socdo xaaladda Abu-Mansuur.

Hoos ka Dhagayso Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay VOA

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online