Madaxweynaha JFS iyo RW Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al Shabaab.[Masawiro]
(October 23, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray magaalaa Addis
Khudbadihii Madax kale duwan ay ka jeediyeen Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle ee ka dhacday Magaalada Jowhar.[ Video]
(October 23, 2017)
Jowhar:-Waxaa magaalada Jowhar ka dhacay Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo khudbado kale duwan ay ka jeedi yeen Ra'iisul wasaaraha DFS Xassan Cal
Madaxweynaha Dawladda Puntland Iyo Wefti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Jawhar.[Masawiro]
(October 23, 2017)
Jowhar:-Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23 October 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada J
Sheekh Dr Xasan Cali Warsame oo Khudbadii Jimacaha uga hadlay Xasuuqii Muqdisho (Daawo)
(October 23, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee magaalada Burco waxaana Khudbada Jimacaha jeediyey Sheekh Dr Xasan Cali Warsame waxaana uu sheekhu aad ugu dheeraaday khatarta afkaarta khalda
Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Waare oo ka socda Jowhar.[ Dhamaad]
(October 23, 2017)
Jowhar:-Waxaa hadda toos u bilaabatay magaalada Jowhar Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle waxaan caleema saarka ka qayb galaya Madaxda maamul Goboleedka Ra'iisul wasaraha DF Xassan Cali
Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Uganda oo ka wada hadlay ammaanka gobolka[Masawiro]
(October 23, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Mad
Madaxweynaha Puntland oo u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland G/Sare Cabdullaahi Shire
(October 23, 2017)
Garoowe:-Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 127 Octob