Khudbadihii Madax kale duwan ay ka jeediyeen Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle ee ka dhacday Magaalada Jowhar.[ Video]

October 23, 2017 - Written by Editor

Jowhar:-Waxaa magaalada Jowhar ka dhacay Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo khudbado kale duwan ay ka jeedi yeen Ra’iisul wasaaraha DFS Xassan Cali Kheyre, Madaxda maamul Gobolleedyada iyo xubno ka socda beesha caalamka ee taageerta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Puntland ka jeediyey Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Juballand uu ka jeediyey Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Gal-Mudug uu ka jeediyey Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ka jeediyey Caleemasaarkii Madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadda ergeyga qaramada midoobey Soomaaliya caleema saarka maxaweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadda Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya caleema saarka madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo khudbadii gudoomiyaha Aqalka sare Abdi Xashi uu ka jeediyey caleema saarka madaxweynaha Hirshabeelle

Hoos ka Daawo Khudbadda wasiirka arimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa caleema saarka madaxweynaha Hirsh

Hoos ka Daawo khudbadii uu ka jeediyey madaxweynaha Hirshabeelle xafladii lagu caleema saarayey

 

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online