Banaanbax looga soo horjeeda Heshiiska Khaatumo iyo S/land oo ka dhacay Buuhoodle (Daawo)

October 22, 2017 - Written by Editor

Buuhoodle:-Banaannbax balaaran oo looga soo horjeedo heshiiskii ay wada gaareen Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr iyo Madaxweynaha S/land ee Axmed Siilaanyo ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn.

Banaabaxa ayaa waxaa ka hadlay waxgarad ,Cuqaal iyo Siyaasiyiin waxayna si adag u diideen heshiiska ay Maamulka Khaatumo iyo Maamulka S/land ku kala saxiixdeen magaalada Ceynaba

Hoos ka Daawo Banaanbax looga soo horjeedo Heshiiskii Khaatumo iyo S/land.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,342 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>