Madaxwayne Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan Gobolka Sool.[Masawiro/Video]

October 19, 2017 - Written by Editor

Laascaanood:-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmahaanba safaro ku marayey magaalooyinka Bariga Somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalooyin Guumays Yagoori , Adhicadeeye Canjiid iyo Laascaanood. Madaxwayanaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay soo dhaweeyeen boqolaal shacab ayaa sheegay ujeedka Socdaalkiisu uu daaran yahey sagootin iyo isa saamaxaad isaga Xukuumadiisa mudadii ay ka talinaysay Somaliland Todobadii sano ee la soo dhaafay . Reer Yagoori oo iyana soo dhaweeyey ayaa waxay gudoonsiyeen Madaxwayanah Faras ay hadyad ahaan ugu talagaleen.

Hoos ka Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo Lagu soo Dhaweeyey deegaano ka Tirsan Gobolka Sool

Mowliid Ismail Diged
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online