Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo Qodobo Kala Duwan ka Hadlay (Dhageyso)

October 1, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland CabdiweliMaxmed Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA wuxuuna kaga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay Wareejinta Dekedda Boosaaso, Guryo la sheegay in xukuumaddu duminaysay oo ka agdhowaa dekedda, Lacagaha la daabaco, Xiisadda Galmudug iyo weliba Shirka Kismaayo ka dhacaya.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Madaxweynaha ku waraysatay Boosaaso.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online