Sheekh Dr Xasan Cali Warsame oo Khudbadii Jimacaha uga hadlay Xasuuqii Muqdisho (Daawo)

October 23, 2017 - Written by Editor

Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee magaalada Burco waxaana Khudbada Jimacaha jeediyey Sheekh Dr Xasan Cali Warsame waxaana uu sheekhu aad ugu dheeraaday khatarta afkaarta khaldan oo ay xamaarsan yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed qaarkood taas sababatay Xasuuqii Muqdisho .

Sheekh Dr Xasan Cali Warsame ayaa ugu baaqay Madaxada iyo Siyaasiyiinta Somaliland oo haatan ku jira olalaha doorashooyinka kuwaas oo lacago badan ku bixinaya Laaluushka sida ay xukunka ku iman lahaayeen wuxuuna ugu baaqay in lacagtaas ay ku bixiyaan oo ugu gurmadaan dadka walaalahood ah ee lagu xasuuqay magaalada Muqdisho.

Hoos ka Daawo Khudbadii Sheekh Dr Xasan Cali Warsame oo Khudbadii Jimacaha uu uga hadlay Xasuuqii Muqdisho (Daawo)

Halgan.net
Burco

Leave a comment

*

Archives
October 2017
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online