Nadwo cilmiyeed diini ah oo si rasmi ah uga bilaabtay magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(January 15, 2018)
Kismaayo:-Waxaa maalintii shalay salaasii casar ka dib ka bilaawday magaalada Kismaayo ee xarunta jubada hoose Nadwo diini ah oo ay ka soo qayb galeen culimo'udiinwaaweyn oo kala kala yimid Gobolada d
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka (Masawiro)
(January 15, 2018)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee dalka, Xoojinta x
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado
(January 15, 2018)
Cadaado:-Madaxweynaha JFS  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug .
Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Puntland maxay ka yiraahdeen colaada Tukaraq ee Gobolka Sool.[Dhagayso]
(January 15, 2018)
Boosaaso:-Sh. Daahir aw cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn ayaa maalintii Jimacada waxaa uu khudbadii Jimce ka dib jeediyey waano guud oo uu ka digayo in dadka Soomaaliyeed d
Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonto Masjid Jaamica shide Yare ee magaalada Berbera
(January 15, 2018)
Berbera:-Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahaa ay 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo galayso ka bilaabmi doonto Masjid Jaamica shide yare (Berbera).Waxana ka qaybgali doona culimo iyo Dakaatiro ka mid ah cul
Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalku waxay dadaal dheer gelisay xasilinta deegaannada Galmudug”
(January 15, 2018)
Gaalkacayo:-daxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go'a
Wafdi Culimo ah oo gaaray Kismaayo kana qayb qaadan doona Nadwo diini.
(January 15, 2018)
Kismaayo:-Waxa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland ayaa waxaa gaaray qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed waxaan culimada loogu soo dhaweeyey si weyn iyagoona culimada ay magaalada ka bilaa
Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga ka jaray Cusbataalka Magaalada Cagaaran. [Masawiro]
(January 15, 2018)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 jan-2018 ayaa waxaauu xadhiga kajaray cusbatlaaka magaalada Cagaaran ee gobolka Mudug.