Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo sheegay in ay dileen 18 ka tirsan Al-shabaab

March 17, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:- Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran ayaa waxay soo geba gebeeyeen hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka Al Shabaab oo ay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay (14-16 March 2018) ka wadeen deegaanada buuraleyda Dhagax dhaabur,Madarshoon,Karin Xagarood iyo Diindigle ee Buuraha Cal Madow.

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay hawlgalladan ku dileen 18 xubnood oo ka tirsan ururkaa Al Shabaab. Ciidanka PSF oo fariin qoraaleed ku baahiyey barta ay ku leeyihiin baraha bulshada ayaa sheegay in ay sii wadi doonaa hawlgallada ka dhanka ah kooxah Al-shabaab oo ay xuseen in ay cadaw ku yihiin Puntland ayna doonayaan in ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaa kuwa ku nool deegaanada Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online