Dowladda Federaalka Soomaaliya” heshiiska lala galay Shirkada DP World waa sharci daro waana ka digeynaa”

March 2, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayso heshiiskii maamulka S/land ee Dekeda Berbera ee ay la gashay shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamtay heshiiska Shirkadda DP World ay shalay ku dhawaaqday in heshiiska Dekeda Berbera saami dhan 19% ay ku yeelaneyso dowladda Itoobiya, Somaliland ay yeelaneyso 30%, halka shirkada DP World oo ah shirkada dhiseysa Dekeda ay qaadaneysa 51%.

Hoos ka eeg warsaxaafadeedka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online