Halgan.net oo idiin soo gudbineysaa Risaala uu ka qorey Cov-19 Sheekh Dr C/raxmaan Claahi Cumar

April 19, 2020 - Written by Editor

Mecca:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Risaala uu ka qorey cudurka Cov-19 ama Coronovirus Sheekh Dr C/raxmaan Sh Claahi Cumar (Abu Cabaas Al Madani)

Sheekha ayaa Risaaladan waxaa uu ku faahfaahiyey Cudurkan khatartiisa iyo wax uu sharciga ka qabo iyo waajibka saaran culumada madaxada iyo dhaqaatiira.

Hoos ka Akhriso Kitaabka Sheekh Dr C/ramaan Sheekh Claahi Cumar Abu Cabaas Al Madani.

Halgan.net
Mecca

Comments are closed.