Qarax ka dhacay meel aan ka fogeyn Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi
(December 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay dhabarka danbe ee Masjid ka Alhidaaya ee magaalada Nairobi qarax aan ilaa hadda la aqoon cidda ka danbaysa ,qaraxa ka dib ayaa ciidanka Booliska ay soo ga Masjidka Imaam Al-Shaafici ee Minnesota oo la wareegay dhisme Cusub (Daawo)
(December 16, 2012)
Minnesota:-Xili ay sii kordheyso Soomaalida soo degaysa gobolka Minnesota oo lagu qiyaasay inay gaarayaa ilaa 100,000 oo qof ayaa waxaa mooda iyaduna inay ku soo badanayaan masajidada iyo madaarisk Machadka Beder ee Cilmi-Baadhista iyo horumarinta oo bilaabaya tababaro kala duwan
(December 16, 2012)
Hargeysa:-Machadka Beder ee Cilmi-Baadhista iyo horumarinta wuxuu bulsha waynta iyo dhamaan macaamiisha aqoon dalabka ah eesida joogtada ah ugu xidhan ugu bushaaraynayaa tababara muhiim ah oo wiigan Madaxweynaha DFS oo maanta u ambabaxay dalka Jabuuti (Warsaxaafadeed)
(December 16, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta wuxuu u dhoofay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land
(December 16, 2012)
Hargeysa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in banaanbax balaadhan uu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa gaar ahaan waqooyiga magaaladda, waxaan Ciidamada Puntland oo Qabtay Sahay ku Socotay Buuraleyda Galgala (Warsaxaafadeed)
(December 16, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay sahay u rarnayd Buuraleyda Golis (aaga Galgala) iyadoo la xirxiray dadkii ku howlanaa fududeynta howshaas.Hey’adaha amniga Puntland oo he Masjidka Quba Ee magaalada Amsterdam oo noqday milki ay leeyihiin Soomaalida (Masawiro)
(December 15, 2012)
Holland: Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allaah (Subxanahu watacaalaa) noo sahlay in laga hirgaliyo wadanka Holland masaajidkii ugu weynaa ey Soomaali yeelato ee Masjid Quba. Masjid Quba ayaa lag Guddi-hoosaadada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la ansaxiyey maanta
(December 15, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaannada baarlamaanka DFS ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay gudi hoosaadyo uu yeelan doono golaha baarlamaanka DFS waxaana ay gudiyadaas gaarayaan 15 guddi-hoosaad kuwaas oo Hay,ada Al sunna oo xadhiga ka jartay Machad cusub oo loogu magac daray imaamu Shaafici.
(December 15, 2012)
Jigjiga:-Hay,ada Arimaha Islaamka iyo waxbarshad ee deegaanka Soomaali itoobiya (ALSUNNA) xafiiskeeda magaalada jigjiga ayaa xadhiga ka jartay machad cusub oo loogu magacdaray( Imaamu shaafici).mun Ciidanka Puntland oo ku howlan furashada Markab ay haystaan Koox burcadbadeed ah
(December 15, 2012)
15 December 2012 Ciidamada Badda Puntland oo ku howlan la dagaalanka burcad-badeeda ayaa weeraray markab afduuban oo madax-furasho loogu haystay xeebaha gobollada Puntland tan iyo bishii Maarso 2010-k
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|