Madaxweynaha DFS oo maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaaraya dalka Maraykanka
(January 13, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku gaarayo dalka Maraykanka.Waxaa safarkaan Madaxweynaha ku wehliyo Raisul Wasa