Muxaadaraadkii Sheekh Maxamuud Shible oo soo gaaray Halgan.net (Cod +Masawiro)
(January 22, 2013)
Nairobi:-Waxaa alle mahadiis ah in ay caawa soo gaareen Halgan.net muxaadaraadkii uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Muxaadaraadka oo
Hooyada dhashay Abuu Mansuur Al amriki oo ka walaacsan xaalada wiilkeeda
(January 22, 2013)
Muqdisho:-Hooyada dhashay Abuu Mansuur Al amriki ayaa waxay aad uga walaacsan tahay wiilkeeda oo dhowr mar soo diray fariimo uu ku sheegayo in naftiisa ay halis ku jirto isaga oo ka baqanaya in ay dil
Ra’iisul.Wasaaraha DFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Amb. Augustine Mahiga[War-saxaafadeed]
(January 22, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya
Guddoomiyaha Guddiga ku meelgarka ah ee maamulka Jubbooyinka oo shirjaraa,id ku qabtay Kismaayo
(January 22, 2013)
Kismaayo:-Guddoomiyaha Guddiga ku meelgarka ah ee maamulka Jubbooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo waxaa uu uga hadlay a
Cabdiwaaxid Khaliif oo furay web Cusub waa Maxay sababtu ??
(January 22, 2013)
London:-Salaanta Islaamka ka dib anigoo ah Cabdiwaaxid Khaliif waxaan ku wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed in aan furay bar Internet oo aan ugu magacdaray  http://alkhilaafah.com/ u jeedadda aan u
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole oo tacsi diray
(January 22, 2013)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa saaka waxaa uu tacsi u diray Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Pun
Puntlland oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland
(January 22, 2013)
Garoowe:-Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacab ka reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shacbiga iyo Dawladda P