Ra’iisal Wasaare Saacid oo faah faahin dheer ka bixiyay Waxqabadka Xukuumadiisa
(January 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka
Wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland oo soo gaaray magaalada Gaalkacyo
(January 11, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka tirsan Xukuumada Puntland kuwaas oo ka soo ambabaxay magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxaa
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay kulan Xalay dhexmaray Faroole iyo James C. Swan.
(January 11, 2013)
Boosaaso:-Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ka soo saartay kulan dhexmaray xalay madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamad Maxamud (Faroole) Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soo
R/W Cabdi Shirdoon oo Isbedel ku sameeyay Golaha Wasiirrada (Warsaxaafadeed)
(January 11, 2013)
Muqdisho:-Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeed
Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(January 11, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay marka qofka Muslinka marka uu qabto xilka wax laga doonayo oo ay ugu horeyso in alle uu ka baqo uu ka
Golaha Wasiirada DFS oo xalay shir ku yeeshay magaalada Muqdisho
(January 11, 2013)
Muqdisho:-Shir ay xalay  isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa shirkaas loo