Ogeysiis ku socda macaamiisha Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ee Yurub
(January 7, 2013)
London:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto.
Shirka Golaha Wasiirada DFS oo looga hadlay arimo kala duwan (Warsaxaafadeed)
(January 7, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda maaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha  Mudane Cabd
Wasiiro ka tirsan Dowlada Kenya oo ku goodiyey in ay xilka iska casili doonaan
(January 7, 2013)
Nairobi:-Labo wasiir oo ka tirsan dowlada Kenya ayaa ku goodiyey in ay xilkooda iska casili doonaan hadaan ciidanka Booliska ee Kenya uusan joojin dhibaatada uu ku hayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dh
Ciidamada huwanta oo la wareegay deegaanada Naasiriya iyo Weelmaar
(January 7, 2013)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan Ururka Raaskambooni iyo kuwa DFS oo ay kaabayaan ciidamada Kenya ayaa la wareegay deegaanada Naasiriya iyo Weelmaar ka dib markii ay halkaas ka baxeen ciidamada Al-Shabaab
Wasiirka amniga ee Puntland waa difaacaynaa jiritaanka iyo Midnimada Puntlland
(January 7, 2013)
Wasiirka amniga ee Dowladda Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa dhawaan waxaa uu ku qabtay shir jaraa'id Hotel Pano Rama  ee  magaalada Boosaas isagoo shirkiisa jaraa'id uga hadlay xaalada siyaa
Golaha wakiilada Puntland oo ansaxiyay miisaaniyada sanadka 2013
(January 7, 2013)
Garoowe:-Golaha wakiilada dowllada Puntland oo kulan ku yeeeshay xarunta Golaha wakiilada ee Puntlland  ayaa waxaa ay saaka ansixiyeen miisaaniyada sanadkan 2013 ka dib dood dheer oo dhex martay Xili
Banaanbax ka dhacay Qardho iyo xaafadaha Boosaaso oo ciidan lagu daadiyay
(January 7, 2013)
Qardho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sheegaya in banaanbax ka dhan ah xukuumada Madaxweyne C/raxmaan Faroole uu ka dhacay magaalada Qardho waxaana uu Banaa