Nuqulkii xeerka habdhaqanka anshaxa ururrada siyaasadeed ee Puntlland [Akhriso]
(January 31, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay xarunta cilmi barista ee PDRC ee magaalada Garoowe kulan ay iskugu yimaadeen 6-da urur siyaasadeed ee kala ah HORSEED MIDNIMO, UDAD,HORCAD. WADAJIR  iyo PDP waxaan ay
RW Saacid: dadka Sh/Hoose Iyagaa dooranaya cidda Maamuleysa.[Dhagayso]
(January 31, 2013)
Muqdisho:-Reysul-wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay doonayso in dadweynaha ku nool Gobolka Shabellada Hoose ay iyagu doo
Booqashadii Prof. Maxamed Jamac Salaad ee Denmark (Video+sawiro)
(January 31, 2013)
Denmark:-Waxaa taariikhdu markay ahayd 24.01.2013 magaalada Copenhagen ee Denmark booqasho ku yimid Prof. Mahamed Jamac Salaad. Intuu joogay wuxuu la kulmay  jaaliyadda Puntland iyo  ee ku nool Denm
Xeerka iyo Anshaxa Ururrada Siyaasadda oo ay saxiixeen 6-da urur ee Puntlland.[sawiro]
(January 31, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay xarunta cilmi barista ee PDRC ee magaalada Garoowe kulan ay iskugu yimaadeen 6-da urur siyaasadeed ee kala ah HORSEED MIDNIMO, UDAD,HORCAD. WADAJIR  iyo PDP waxaan ay
Ra’iisulwasaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi la socda oo gaaray Degmada Marka
(January 31, 2013)
Marka:-Wararka naga soo gaaray magaalada Marka ee xarunta gobalka Sh/hoose ayaa sheegaya in uu halkaas soo gaaray Wafdi uu hogaaminayo R/W DFS Cabdi Faarax Shirdoon waxaa wafdi Raisuwlwasaaraha soo dh
Mu’asasada Al-Minhaaj oo dawro ku qabatay Hoolka Jaamacada Bariga Afrika (Masawiro)
(January 31, 2013)
Boosaaso:-Mu'asasada Al-Minhaaj  Ee Dacwada & Horumarinta gaar ahaan faraca G/Barri ayaa waxay ku qabatay magaalada Boosaaso gaar ahaan Hoolka Jaamacada Bariga Afrika Dawro socotay afar cisho hab
Raisulwasaaraha DFS iyo wafdi uu horkacyo oo gaaray deegaanka Shalanbood
(January 31, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa goor dhow gaaray deegaanka Shalanbood oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose waxaana socdaalka ku weheliyey Rai
Wafdigii culumada ahaa oo booqday degmada Xarfo(Masawiro)
(January 31, 2013)
Xarfo:-Waxaa soo gaaray magaalada xarfo wafdigii culumada ahaa ee  uu hogaaminayey Sh. Axmed C/samad 24-01-13, halkaana waxaaa ku soo dhaweeyey gudoomiyaha degmada C/laahi Faarax Bayle, Sh. C/qaadir
Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeyey geeridii Suldaan Cabdi Cali Sonkor
(January 31, 2013)
Nairobi:-Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacabka Reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Ehelladii, iyo