
(February 13, 2013)
Sheekh Maxamuud Shibli oo maalmahan muxaadaraad iyo duruus ka waday magaalada Jigjiga ayaa caawa muxaadaro si ballaadhan looga soo qayb galay ka jeediyay masjidka Jamaica ah ee magaalada Qabribayax oo Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo u dhoofay dalka Itoobiya
(February 13, 2013)
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Maxamed Sh.Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa ay safar ku gaareen magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Guddoomiyaha baar lamaan

(February 13, 2013)
Carmo:-Halgamaa Maxamed Saalax Ladane oo ahaan jiray xoghayihii ururkii SYL ayaa saaka ku geeriyooday degmada Carmo ee gobolka Bari. Alaha u naxariistee halgamaa Ladane waxaa uu kaalin weyn ka soo qa

(February 13, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS ayaa maanta xafiiskiisa Villa Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Saalax Anadif Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya waxayna ka wada hadleen xaalada dalka iyo howlga Gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda Ahlusunah oo ku geeriyooday Muqdisho
(February 13, 2013)
Muqdisho:-Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ahaa gudoomiyaha guddiga fulinta ee kooxda la baxday Ahlusunah Waljamaaca ee gobolada dhexe .Xeefow ayaa w

(February 13, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye Daa’uud Cabdi Daa’uud oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee DFS lagu sii daayey damaanad galinkii danbe ee shalay waxaana weri
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|