Golaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka oo tacsi u diray Sheekh C/qaadir Nuur

February 17, 2013 - Written by

tacsiGolaha Isutaga Masaajida ee W/Maraykanka iyaga oo ka tiiraanyaysan kana xun dilkii foosha xumaa ee lagula kacay sheekii caalimka ahaa sh. c/ qaadir nuur faarax ( Gacamay) alla ha u naxariistee oo gacan ka xaqdarani ku dishay masaajid ku yaala magaalada garoowe isaga oo salaadii casar ku tukanaya 05/04/1434 oo ku began 15/2/201,Waxay tacsi  tiiraan yaleh udirayaan,Umada soomaaliyeed Gaar ahaan,eheladii sheikh uu ka geeriyooday.

Golaha Isitaga Masajida Ee W/Maraykanka Waxay Illahay u waydiinayaan sheikh inuu u aqbalo shahiidnimadiisa,Illaahna uu geeyo Janato Firdowsa.

Golaha  Wuxuu sidoo kale u soo jeedinayaa,Culimada,ducaada,ardayda cilmiga sharciga barto inaysan arintan keenin in laga tanaa sulo manhajka saxiixa ah,ee Culimada loo laynayo.

Goluhu wuxuu sidoo kale u soo jeedinayaa culimada iyo dhamaan umada soomaaliyeed guud ahaanteeda,in la iska kaa shado sidii loo cirib tiri lahaa fikirkan qaloocan oo aanan cidna reebaynin.

Goluhu ugu danbayntii wuxuu Umada islaamka ah ee Soomaaliyeed ugu baaqayaa in kitaabka illahay loo soonoqdo,laguna toosnaadaa dariiqa saxda ah ee uu rasuulkeena{SWC} oo noo qeexay.

Madaxa fulinta Ee golaha isutaga Masaajida Ee W/maraykanka.

Sheikh  Abdullah  Abul-Fadli.

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online