Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo Muhiim ah
February 10, 2013 - Written byNorway:-Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulshada, sida xoojinta iyo xakameynta dareenada qofka ee la xiriira culuumta nafsiga. Daabacaadii 2012 waxaa lagu falanqeeyay Soomalida ku dhaqan Yurubta Galbeed tiro ahaan iyo tayyo ahaan. Meesha daabacadaan 2013 lagu lafa guray mawduucyadaas aan kor kuxusnay.
Halkee ka heli kartaa?
- Xafiiska Kafaalo Oslo (tel +47 21 64 68 15), ama mobil +47 94438633, kadib postada kuusoo dhigaynaaMaktabadaha iyo dukaamada Soomaalida wadamo badan Yurub Maktabadaha (Libraries) wadamada Scandivian-ka hadaad u sheegto inaad ubaahan tahay, way kuu soo dalbayaan.
- Waxaad ku heli kartaa online inaad si toosa ugu akhrisato qaab joornaal, adigoo bogagiisa rogan kara, guji linkiga hoose
Maamulka Kafaalo
Norway
Halgan.net