Madaxweynaha Puntland dilka Sh Cabduqaadir Nuur waxaa ka danbeeyeye Al-shabaab.[Dhagayso]

February 16, 2013 - Written by

FAROOLEGaroowe:-Madaxweynaah Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa caawa saxaafada kula hadlay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe isagoo ka tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee maanta lagu khaarajiyey Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa culimada dalka Soomaaliya  aad looga yaqaanay. Madaxweynaah Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa ku booriyey shacabka reer Puntlland gaar ahaan dhalinyarada in ciidanka amaanka gacan lagu siiyo kuwa maleegaya shirqoolada ay ku doonayaan in ay ku beegsadaan dadka waxtarka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhagayso shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole

Source Somalichannel tv

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online