Nabaddoon C/laahi Odowaa Barkhad oo lagu dilay deegaanka Ceel-Cali Mire

February 18, 2013 - Written by

toogashoGalgaduud:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanka Ceel-Cali Mire oo 15 km ayaa sheegaya in laba dhalinyaro oo hubeysan ay saaka ku dileen mid ka mid ah Nabadoonada gobalka Galgaduud C/laahi  Odowaa Barkhad.

Labada Dhalinyaro ee dilay Nabadoon C/laahi Odowaa Barkhad ayaa goobta ka baxsaday ilaa haatan lama garanayo sababta loo dilay Meydka NabadoonC/laahi Odowaa Barkhad alaha u naxariistee  ayaa loo qaaday magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud

Taliyaha Booliska ee degmada Dhuusamareeb Farxaan Macalin Cali ayaa sheegay in ay ciidamo u direen deegaanka Ceel-Cali Mire wuxuuna sheegay in wadaan baaritaano.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online