![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/saacid1.jpg)
(February 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’isul Wasaaraha Somalia Abdi Farah Shirdon ayaa ku celceliyay sida dowladda Somalia ay ka go’antahay ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo xuriyatul Qowlka, waxaana hadalkan uu ku soo be
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/Dr.saadiq.jpg)
(February 3, 2013)
Garoowe:-Waxaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland maanta lagu soo afmeeray shirweynihii 1aad ee urruka Mucaaradka ah ee Midnimo iyadoo shirka lagu doortay 95 xubnood oo ah Golaha dhexe ee Urur Tafsiirka Quraanka Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Al-Baqarah 40 ilaa 59 (Video+ Cod)
(February 3, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/tacsi-8.jpg)
(February 3, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta lagu aasay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari Alaha u naxariistee Suldaan Muuse Faarax Onkod oo shalay kooxo hubaysan ay ku dileen magaalada Boosaaso marxuum Suldaan Muus Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne
(February 3, 2013)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo AMISOM ayaa maanta howlgal ka sameeyeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen 25 dhallinyaro ah kuwaas oo lagu eedeeyey in ay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/IMG_9757.jpg)
(February 3, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowladda, isaga oo kala hadlay sidii Ogeysiis dhammaan bulshada Soomaaliyeed ku nool Yurub.[Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS]
(February 2, 2013)
London:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/Daabuurka_Cumar_Samatar.jpg)
(February 2, 2013)
Gaalkacyo:-Wafdigu wuxuu soo gaaray magaalada habeenimadii jimcaha ee 24/01/13. Intii uu joogayna wuxuu muxaadarooyin iyo kalimado waano iyo wacyigalin ah ka jeediyey masaajida Abuuhureyra, Salaaxu di
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/saadiq.jpg)
(February 2, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta ka furmay hoolka shirarka PSU ee magaalada Garoowe shirkii ururka Mucaaradka ee Midnimo oo ay ku bahoobeen aqoon yahano, siyaasiyiin,Saraakiil ka tirsanaan jiray ciidankii xoogga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/02/images.jpg)
(February 2, 2013)
Minneapolis:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC) waxaana khudbada jeediyey Sheekh Abdirahman Sh Omar xafidahulaah waracaah. Waxaana uu Sheek
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|