Dowlada Federaalka oo ka soo horjeesatay shirka ka furmay magaalada Kismaayo

March 1, 2013 - Written by

shirdoonMuqdisho:-Raisul wasaaraha  DFS Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid” ayaa sheegey inay xukuumadiisu ay ka  soo horjeedo shirka Kismaayo ka socda ee la doonayo in lagu dhiso  maamul goboleedka Jubaland State, ergo kala duwan ayaa shalay waxaa uu shirweyne uga furmay magaalada Kismaayo kuwaas oo ka kala yimid gobalada Jubooyinka waxaana shirka shalay furay  maamul KMG ee magaalada Kismaayo.

Shirka shalay ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa uu ka dhex abuuray madaxada DFS iyo Maamulka KMG ee magaalada Kismaayo waxaana si cad u soo shaac baxay mowqifka DFS ka dib markii uu maanta BBC wareysi siiyey Raisul wasaaraha  DFS  Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid”

Raisul wasaaraha  DFS  Cabdi Faarax Shirdoon ”Saacid”ayaa sheegay in kaalinti ay dowladiisu ku lahayd ka dhex muuqan shirkan ka socda
Kismaayo ayna si cad uga soo horjeedaan shirka ka socda Kismaayo.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa cadeeyay in dowladiisu wax gaabis  ah aysan marna ka sameyn gobalada jubooyinka, wuxuuna sheegay in xukuumadiisa ay dhowr mar u dirtay magaalada Kismaayo  wafdi  isugu jiray Wasiiro ka tirsan xukuumadiisa iyo  Saraakiisha sare oo ka tirsan DFS .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online