Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil ee Boorama Sheekh Xasan Khayre (Dhageyso)

March 24, 2013 - Written by

Masjid-Boorame:-Sheekh Xasan Khayre oo ka mid ah Culumada Magaalada Boorame ayaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibraahim Khaliil waxaa uu kaga hadlay khatarta ay leedahay dilka qof Muslinka ah wuxuuna sheekhu aad ugu dheeraaday xaalada dalka Soomaaliya

Sheekh Xasan Khayre ayaa umada uga digay dhiiga Muslinka gaar ahaan dhiiga Cuumada iyo Ducaada oo haatan ay kooxda Al-Shabaab alle ugu dhawaaneyso dilka culumada waxaana ugu danbeeyeydilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ay ku dileen gudaha Masjidka Al-Bader xili uu ku jiray Salaadii casar.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Xasan Khayre Dirir uu kaga hadlay xurmada Dhiiga Muslinka.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/z746p8f0c2/mp3″] ama Halkan Mp3

Sheekh Xasan Khayre ayaa jimcihii kan ka horeeyey wuxuu  si weyn uga hadlay Khatarta dulmiga uu leeyahay iyo noocyadiisa kala duwan waxaana uu Sheekh Xasan Khayre uga digay umada Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan dulmiga ay dhexdooda is dulminayaan taas oo sababatay xaalada dalka Soomaaliya uu ku sugan Yahay .

Hoos Ka Dhageyso Kalimadii uu Sheekh Xasan Khayre ka jeeediyey Masjidka Ibraahim ee magaalada Boorame.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/wz17e5g6zh/dulmiga.mp3″] ama Halkan MP3

Halgan.net
Boorame

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>