Madaxweynaha DFS oo Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed (Daawo)

March 5, 2013 - Written by

xasanQadar:-Madaxweyna Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed meel Walba ay joogaan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Caalamka usoo jeestay Soomaaliya ayna Wax badan la Qaban karaan Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Ayaa Shacabka Soomaaliyeed ku Booriyay in ay Mar walba Sugin Gacansiinta Wadamada kale ee iyaga uun isku tashadaan, marka ay Dadka Soomaaliyeed isku Tashadaan ay sii Kordhayso gacansiinta Wadamada Caalamka ay Soomaaliya Gacan siinayaan.

Ugu Dambeentii Madaxweynaha ayaa Fariintiisa ka Codsaday in xoogga la saaaro sidii loo hirgalin lahaa waxa Soomaalidu dhamaandeed isku raacsan yihiin oo ay ka midka tahay ka shaqeynta Nadabadda, Dowladnimada, iyo Federaalka IWM.

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online