Madaxweynaha S/land oo sheegay in aanay ka qayb gali doonin Shirka London(Dhageyso)

March 16, 2013 - Written by

Axmed-SiilaanyoHargeysa:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland aanay ka qayb gali doonin Shirka London.Madaxweyne Siilaanyo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa isaga oo ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Turkiga, ayaa sheegay inaanay jirin wax wadahadal ah oo imika u socda iyaga iyo dowladda Federaalka ee Soamaaliya.

Sida uu xusay labada dhinac ay isku arki lahaa shirka arrimaha Soomaaliya ee London oo ay Somaliland qaadacday inay ka qeybgasho.

Faahfahinta warkaasi kaga bogo warbixinta wariyaha VOA ee magaalada Hargeysa Ismaaciil Xuseen Farjar, fadlan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Halkan Ka Dhageyso Warbixin VOA ka diyaarisay arinkan

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online