Nadwo looga hadlay Xadgudubka diineed oo ka dhacday magaalada Hargeysa.[Daawo Video]

March 20, 2013 - Written by

hargeysaHargeysa:-Waxaa ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Nuur Nadwo cilmiyeed diini ah oo looga hadlayey Xad gudubka diineed waxaan Nadwada loogu magacdaray التحذير من المهلكات oo micnaheedu uu yahay ka digtoonaanta wax yaabaha wax halaaga. Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa waxaa duruus iyo muxaadaraad ka jeediyey culimada waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa .

Culimada Soomaaliyeed iyo ducaada ayaa bilaabay in ay  Nadwooyin kale duwan ku qabtaan gudaha dalka Soomaaliya ka dib dilkii Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaan la filayaa in meelo kale lagu qaban doono Nadwooyin diini ah si looga digayo Xadgudubka diineed iyo falalka gurac ee kooxda Al-shabaab  ay la soo baxeen.

Hoos ka Daawo muxaadaradii 2aad oo ay jeedinayaan  Sh.Ciise Maxamuud iyo Sh.Cabdiraxmaan

Hoos ka Daawo muxaadaradii 1aad oo ay jeedinayaan  Sh.Cismaan iyo Sh.Yuusf Aadam

Masjid Nuur
Hargeysa,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online