Nadwo looga hadlay Xadgudubka diineed oo ka dhacday magaalada Hargeysa.[Daawo Video]

March 18, 2013 - Written by

jadwalWaxaa ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Masjidka Nuur Nadwo cilmiyeed diini ah oo looga hadlayey Xadgudubka diineed waxaan Nadwada loogu magacdaray التحذير من المهلكات oo micnaheedu uu yahay ka digtoonaanta wax yaabaha wax halaaga. Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa waxaa duruus iyo muxaadaraad ka jeediyey culimada waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa  iyo ducaada. Culimada Soomaaliyeed iyo ducaada ayaa bilaabay in ay  Nadwooyin kale duwan ku qabtaan gudaha dalka Soomaaliya waxaan la filayaa in meelo kale lagu qaban doono Nadwooyin diini ah oo looga digayo Xadgudubka diineed iyo falalka gurac ee kooxda Al-shabaab  ay la soo baxeen.

Hoos ka Daawo muxaadaradii 1aad oo ay jeedinayaan  Sh.Cismaan iyo Sh.Yuusf Aadam

Halgan.net

3 Comments so far

Leave a comment

  1. manshaa allah illahay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allah ha kasiiyo dadkii soo qaban qaabiyey culumada allah hanoo xifdiyo jazaakumullahu kheyral jazaaa………

  2. maan shaa allaah

  3. maansha alla aad baan usoo dhawaynayaa nadwadaa cilmiga ah waaqicna taabanaysa waxaan lee yahay walaalihii soo agaasimay waxaan idiin rajaynayaa sacaadata daarayn

Leave a comment

*