Ogeysiis Kulan weyn oo ka dhici doona Convention Center ee Minneapolis.[Video]

March 15, 2013 - Written by

ogeysiis1Minneapolis:-Waxa dhamaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan  dalka Maraykanka gaar ahaan Minneapolis uu ka dhici doono kulan weyn Convention Center oo looga hadli doono dilalka lagula kacay culimada, waxgaradka ,iyo hal doorka bulshada Soomaaliyeed ee uu ugu dan beeyey Sh. Cabduqaadir Nuur Faarax oo kooxda al-shabaab ay ku dileen gudaha masjidka Badar ee magaalada Garoowe xili uu ku guda jiray Salaada Casar Rakcadii 3aad.

Halkaan ka eeg Invitation to the Sh Abuqadir Nur Farah

Hoos ka Dhagayso ogeysiiska kulanka ka dhici doona Convention Center ee Minneapolis.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online