Ciidanka Melatariga Masar oo si rasmi ah xilka uga tuuray Madaxweynihii dalka Masar Maxamed Mursi

July 3, 2013 - Written by Editor

qaahiraQaahira:-Taliyaha ciidanka melatariga ee dalka Masar ahna wasiirka G/dhiga Jen C/fitaax Siisii ayaa goordhow si rasmi ah u sheegay in talada dalka ay si rasmi ah ula wareegeen waxaana uu eedeyn u soo jeediyey Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi isaga oo sheegay in uu Mursi diiday talooyin badan oo uu soo jeediyey ciidanka qalabka sida ee dalka Masar.

Waxaa haatannka socda magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar Banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan taageerayaasha Madaxweyne Mursi waxaa kale oo si weyn loo maqlayaa dhawaqa rasaasta oo ay ridayaan ciidanka melatariga ee dalka Masar.

Inqilaabka ka dhacay caawa dalka Masar waxba kama duwan kii ka dhacay dalka Aljeeriya ka dib markii ay talada dalka ku guuleysteen Jabhadii Islaamiya ee Fis .

C/fitaax Muuse
Qaahira

Leave a comment

*

Archives
July 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online