Iska horimaad dhexmaray taageerayaasha Horseed iyo mucaaradka magaalada Gaalkacyo

July 3, 2013 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Galkacayo ee xaruunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in iska hor imaad khasaare geystey uu dhexmaray tyaageerayaasha ururka siyaasadeedka Horseed iyo shacab iyo siyaasiyeen ku sugan Gaalkacyo oo diidan Ururka Horseed oo uu gudoomiyaha u yahay Madax weynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.

Iska Horimaadka ayaa bilaawday ka dib markii taageerayaasha Ururka siyaasadeedka Horseed ay dhoolatus banaanbax ah ku soo mareen xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Gaalkacyo iyaga oo qorsheynayey in ay isigu yimaadaan barxad weyn ee magaalada Gaalkacyo balse waxaa halkaas kaga hormaray Siyaasiyiin iyo dadweyne diidan Xisbiga horseed .

Iska horimaadka dhexmaray labada dhinac ayaa waxaa ku dhintay ilaa haatan ilaa 3qof waxaa ku dhaawacmay 8 kale oo ay labo ka mid ah ay yihiin askar ka trsan Booliska Puntland. Masuuliinta gobalka Mudug ee Puntland ayaa ilaa haatan aan ka hadlin iska horimaadka dhexmaray taageerayaasha Xisbiga Horseed iyo dadweyne diidan xisbiga Horseed ,waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay qabtaan Shirja,aaid

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online