Weerar lagu qaaday Caawa Saldhig Boolis oo ku yaal Koonfurta magaalada Gaalkacyo

July 4, 2013 - Written by Editor

galmudugGaalkacyo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa weerar lagu qaaday Saldhiga Booliska ee Galmudug oo ku yaal Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Weerar caawa ayaa waxaa u sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac waxaaa ku dhintay hal qof waxaana ku dhaawacmay 2askari oo kale kooxda soo weerartay saldhiga ayaa doonayey in ay danbiile kala baxaan Saldhiga.

Taliyaha saldhigga booliska ee Galmudug G/sare Muxyaddiin Daanyare ayaa saxaafada u xaqiijiyey weerar caawa lagu qaaday Saldhiga booliska ee Gaalkacyo wuxuuna sheegay in ay iska caabiyeen kooxda weerarka soo qaaday hal qofna ay ka dileen.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2013
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online