
(September 18, 2013)
Roma:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu horkacyo ayaa maanta kulan la qaatay Raisul wasaaraha dalka Talyaaniga Enrico Letta waxaana kulankooda ay uga wada hadleen arimaha Soomaal

(September 18, 2013)
Waxaa maanta shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho Gudoomiyaha golaha Shuurada ee Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Xaji Cadoow waxaana uu ka hadlay shir jaraa,id uu shalay ku qabatay Muqdisho afhayeenkii hor Abu Yaasir Al-Muqdisho oo mar kale ka hadlay xaqiiqada Madaxda Al-shabaab.[Dhagayso].
(September 18, 2013)
Baardheere:-Waxaa maanta mar kale lagu faafiyey mareegta Rasminews fariin cod ah oo ay diyaariyeen Muasasa Al-Zeylici fariin ay ka duubeen Abu Yaasir Al-Muqdishi wuxuuna si faah faahsan uu kaga hadlay

(September 18, 2013)
Muqdisho:-Waxaa xalay salaadii cishe ka dib ku booqday xarunta nabadsugida ee uu ku xiran yahay Sh Xassan Daahir Aweys culimo ka tirsan culimada Soomaaliyeed ee uu horkacayey Sh Axmed Cabdisamad iyo c

(September 18, 2013)
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Maamulka KMG Jubba oo dhaliil u soo jeediyey Ra;iisul wasaaraha DFS[War-saxaafadeed]
(September 18, 2013)
Kismaayo:-Anigoo tixraacaya war ka soo yeeray ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka, Saacid Shirdoon, kaasi oo ah hadal xaalad abuur, jilaafayn iyo daba maryayn heshiiskii 27-dii Agoosto lagu g Madaxweynaha maamulka KMG Jubba oo ka laga waraystay shirkii ka dhacay Brussel [Daawo]
(September 18, 2013)
Brussel:-Waxaa caawa isagoo ku sugan magaalada Brussel waraysi gaar ah siiyey Tv-Somali Channel Madax weynaha maamulka ku meel gaarka ah Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe isagoo laga waraystay
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|