Tartanka Qandaraaska Garoonka Diyaaradda Bosaaso oo lagu dhawaaqay.
(September 9, 2013)
Boosaaso:-Waxaa shalay si rasmi ah loogu dhawaaqay tartanka Qandaraaska Garoonka Diyaaradda ee magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabisaln qan darasyada "UNOPS"ay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jowhar.
(September 9, 2013)
Jowhar:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow safar dhinaca dhulka ah ku gaaray degmada Balcad isaga oo ku sii jeeda magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe. Madax wey nah Sh.Yuusuf C/Casiis oo loo doortay gudoomiyaha Golaheeda aasaasayaasha Jaamacada Bariga Afrika
(September 9, 2013)
Boosaaso:-Jaamacada Bariga Afrika Golaheeda aasayaasha ayaa waxaa loo magacaabay Sheekh Yuusuf Cabdi Casiis ka dib markii ay kulan isigu yimaadeen madaxada kala duwan ee jaamacada Bariga Afrika.Kulank R/Wasaaraha DFS oo booqasho ku tagay Magaaladda Sanca ee Dalka Yemen[Warsaxaafadeed]
(September 9, 2013)
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka socday Dawladda Yemen Machadu-Dacwa oo shaaciyey dadkii ku guuleystay tartan diini ah
(September 9, 2013)
Hargeysa:-Waxa uu Machadka Caanka ah ee Al-dacwa oo ah machad ku caan ah dhex dhexaad iyo manhaj hufan laguna barto Culuumta diiniga ah iyo luqada carabiga , uu qabtay Tartan diini ah waxaanay noqonay Waxa aad arkayso waa jacayl!!!.W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur
(September 9, 2013)
Oraahdaan waa oraah laga soo sheegay Dhidar, Dhidarku waa bahal ariga aad u laaya, tiro ari ah ayuu ku soo baxaa, arigu markuu bahalkaas indhaha ka qaado ayuu didmo dhug yiraahdaa, Dhidarkuna waa cayr Qaylo dhaantii 2aad Abu Mansuur Al-Amriki iyo Shirqoolka uu u dhigay Godane [Dhageyso]
(September 8, 2013)
Muqdisho:-Waxaa Kalimad uu leeyahay Abuu Mansuur Al-Amriki oo lagu faafiyey barta Inter netka ee Rasmi news.com uuna uga hadlayo xaaladiisa iyo dhibaatada uu ku hayo isaga iyo Mujaahidiinta Hogaamiyah Al-shabaab ma laga maarmi karaa? W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 8, 2013)
Dad badan baa dano ku qaba ama ka leh jiritaanka iyo koboca Al-shabaab. Haddii aan dadkaas danohooda siyaabo kale loogu oofin ma oggolaanayaan in Shabaab uu tirtirmo ama taagbeelo. Dhinacyada aan Shab Howlwadeenada Iskuulka Imaamu Shaafici ee Gobolka Shabeel oo codsi diray.[masawiro]
(September 8, 2013)
Dhismaha Iskuulka sare ee Iimaamu Shaafici ee Magaalada Godey ee Gobolkla Shabelle ee is maamulka Somaidda Itoobiya ayaa maraya heer gaba gabo ah ka iyadoo uu soo bilowday muddo haatan laga joogo 5 R/w DFS oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti
(September 8, 2013)
Djbouti:-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo Marti-sharafta 1-aad ka ahaa munaasabad balaaran oo lagu furayay Dakaddii 6-aad iyo 7-aad ee Dalka Djibouti oo uu w
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|