
(January 5, 2014)
Bosaaso:- Magaalada Boosaso ee xarunta Goboka Bari ayaa waxaa ka bilawday maanta oo tariikhdu tahay 05/01/ 2014 dawro aqoon is way daarsi ah oo ay soo qaban qaabiyey iskuulka Imaamu Shaafici oo kaasha

(January 5, 2014)
Garoowe:-Mid ka mid ah Madaxweynayaashii Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan (Ahmed Karaash) ayaa maanta magalada Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwayne ku xigeenka do

(January 5, 2014)
Garoowe:-Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaci yey shuruudaha laga doonayo qofka u tartamaya xilka madaxweynanimada Puntland iyo ku xigeen kiisa, Afhayeenka guddig

(January 5, 2014)
Garoowe:-Musharaxiinta Puntland ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire iyo labadiisa ku xigeen oo shalay ay doorteen Xildhibaanada cusub ee

(January 5, 2014)
Nairobi:-Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladda Federaalka ee ku meel gaarka Prof Cali Maxamed Geedi oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ku amaanay Puntland qaabka nabad gelyada ah

(January 5, 2014)
Garoowe:-Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u Tartamaya Doorashada Madaxtinimada Puntland ayaa ku Tilmaamay Doorashadii Lagu doortay Guddoomiyaha Cusub Barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire iyo Lab Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku ammaanay Puntland doorashada Baarlamaanka, una hamblayeeyay guddoonka cusub
(January 5, 2014)
Muqdisho, January 5, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh Axmed Maxamed ayaa si weyn u soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Baarlamaanka Puntland ee shalay lagu soo gaba gabeeyay

(January 5, 2014)
Garoowe:- Xafiiska qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa saaka waxaa uu ku wareejiyey Taliyaha guud ee ciidanka difaac Puntland ahna Taliyaha amniga ee doorashooyinka Pun

(January 5, 2014)
Hargaysa : xaflad baaladhan oo lagu sagootiyayo 141 arday oo ka qalin jabiyey machadaka AL-dacwa ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land Xafladan oo si wayn loo soo agaas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|