Dad haraad ugu dhintay goballada Soomaaliya (Dhageyso)
(April 26, 2014)
Galgaduud:-Meelo ka mid ah gobolka Gedo, gobollada Hiiraan, Galguduud iyo Puntland iyo Somaliland waxaa laga soo sheegay in lagu qabtay isu-soo baxyo duco iyo Alla bari roobdoon ah kaddib markii jiila
Mid ka mid ah kooxda Daacish oo ka hadlaya dilkii Sheekh Abu Khaalid Suuri [Video]
(April 26, 2014)
Suuriya:-Waxaa marka lagu faafiyey mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta ee Jihaadka ka wada dalka Suuriya mid ka mid ah Khawaarijta Daacish oo si faahfaahsan uga waramaya dilkii alaha u naxariiste
Shirkii Looga hadlayo Amaanka Dalalka Africa Oo ka Furmay Magaalada Bahar-Dar (Masawiro)
(April 26, 2014)
Bahar-Dar:-Magaalada Bahar-Dar ee dalka Ethiopia waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii looga hadlaayey arrimaha amaanka ee dalalka Africa, shirkaasi oo ay ka qayb galayaan madaxda ugu saraysa da
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jarey wado cusub oo laga hir-galiyey Garowe.(Masawiro)
(April 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa furay waddo laami ah oo laga hir-galiyey gudaha magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Xaflada lagu
Khudbadii jimcaha iyo kalimadii Sheikh Maxamuud Xaaji Yuusuf(Dhageyso)
(April 26, 2014)
Garoowe:-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uu ka
Ayaan Darane: Cumar Al-Naasiri” Daroogo, Basaanimo, Mujaahidnimo, Haddana Qaxooti Dayacan”.W/Q Sh Shibli
(April 25, 2014)
Nairobi:-Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yaha
Da’yarta Soomaalida iyo Ducaada ku hadasha Ingiriiska ( English speakares)
(April 25, 2014)
Dhalinyarada ama Da'yarta Soomaaliyeed ee ku kortey wadamada reer Galbeedka iyo Woqooyiga Ameerica , ama luqadooda koowaad noqotey Afka Ingiriiska ama is mooda iney wax ku fahmayaan luqadaa oo keliya
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sh Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(April 25, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-sadiiq waxaana maanta khudbada jeediyey Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree
Wasiirada Arrimaha Dibadda DFS oo socdaal shaqo ugu ambabaxay dalka Tunisia.
(April 25, 2014)
Muqdisho:-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta u ambabaxay caasimadda Tunis ee wadanka Tunisia kadib c
Xaflad lagu taageerayo Joojinta Qaadka oo lagu qabtay magaalada Leicester.[Masawiro]
(April 25, 2014)
Leicester:-Kulan aad iyo aad u ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayey joojinta qaadka ayaa maanta oo Khamiis aheyd 24.04.2014 lagu qabtay magaalada Leicester. Kulankaas waxa

« Previous PageNext Page »