Mutamar Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu,asasadda Dacwada ee Irshaad oo ka dhacay London iyo Birmingham.[Video]
(August 8, 2014)
London:-Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingriiska in la qaban doono Mutamarkii Islaamiga ah oo ay soo qaban qaabisay Mu,asasadda Dacwada ee Irshaad. Mu,tamarka san Mu’tamarkii Xagaaga ee sanad walba ka dhici jiray dalka Swedan oo shalay bilawday.[DaawoVideo]
(August 8, 2014)
Stockholm:-Waxaa maalintii shalay si rasmi ah uga bilaawday magaalada Stockholm/Sweden Mu’tamarkii Xagaaga ee sanad walba ka dhici jiray dalka Swedan. Mu’tamarkan oo ah kii 22aad, waa midka ugu da Nin ku labisnaa dharka dumarka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.[Video]
(August 8, 2014)
Boorame:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa shalay waxaa ay qabteen nin ku labisan dharka dumarka gaar ahaan Xijaab dumarka iyo Indho-shareer xili uu ka dukaamaysanay Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed oo kulan la yeeshay ducaadda Nairobi.
(August 8, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sheekh Dr.Bashiir Axmed Salaad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi, isla markaasna muxaadaraad ka waday masaajidda magaalada Nairobi, ayaa Xaflad qalin jabin dufcadii 5aad oo ka dhacday Machadka Saylac.[Masawiro]
(August 8, 2014)
Borama: waxa saaka subixii lagu qabtay hoolka Machadka Saylac xaflad qalinjabineed taas oo ay ka soo qayb galeen culimaa’udiin uu hogaaminaayo sheekhu baladka gobalada Awdal iyo Salal Sh C/laahi BBC-da oo waraysi gaar ah la yeelatay Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud.[Dhagayso]
(August 7, 2014)
Washinton:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da ee laanta Af-ka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay faa'iido ka Xafladii Qalin jabin ah oo lagu qabtay Machadka Caa’isha ee Laascaanood.[Masawiro]
(August 7, 2014)
Xaflad Ballaaadhan oo Shahaado Lagu Gudoonsiinaayey 250 Arday oo dhameysey Machadka Diiniga ah ee Caa’siha ee Magaalada Laascaanood ee Gobol ayaa Galabta Lagu Qabtay Xarrunta Mac-hadka Caa’isha Ee Kulankii Golaha Xukuumadda DGPL ee Khamiislaha oo go’aano laga soo saaray[War-saxaafadeed]
(August 7, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 07 bisha ogoosto 2014 xarunta Madaxtooyadda Dawladda Puntland ku shiray Golaha Wasiirada dawladda Puntland shirkaas oo Khamiis’le ah Iyadoo dood dheer Nicholas Kay oo war-saxaafadeed ka soo saaray hishiiskii shalay lagu gaaray Muqdisho
(August 7, 2014)
Mogadishu, 6 Agoosto 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay Ximan iyo Xeeb oo ku biiray oo saxiixay heshiiska Golaha Wasiirada oo meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila.[Dhagayso]
(August 7, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya M
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|