
(September 22, 2014)
Seattle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Yaxye Cismaan Suufi waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa تذكير الإخوان بنعم .الإ�

(September 22, 2014)
Qardho:-Xafladdaani oo lagu soo xiray Mashruuca layrarka iyo Gaari lagu wareejiyey Saldhigga Booliska Degmada Qardho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxda Sare ee Hey’adda DDG (Dinish Demining Group)

(September 22, 2014)
Gedo:-Musasat Al-Raxma ayaa waxaa ay na soo gaarsiisay baaqo iyo qeylo dhaan ku socta Umada Soomaaliyeed iyada oo ka codsaneysa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meelwalba ay joogaan in ay ka qeyb qaataan

(September 22, 2014)
Garoowe:- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kula kulmay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Dunida ee FOA Rudi Van A

(September 22, 2014)
Garoowe:-Waxaa Maanta Si weyn Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland loogu soo dhaweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud oo ah suldaanka Guud ee Beel weynta Warsangali .

(September 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay u amba baxeen magaalada New York dalka Mareykanka . Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa u Guutaale oo sheegay in ay la wareegeen deegaanada Wabxo iyo Jacar
(September 22, 2014)
Galgaduud:-Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaanada Wabxo iyo Jacar ee gobalka Galgaduud. Deegaanada Wabxo iyo Jacar ayaa waxa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|