Jabhada Al-nusraha ee dalka Suuriya oo sheegtay in Diyaaradaha Maraykanku ay duqeeyeen fariisamahooda. [Daawo Video-ga]

September 23, 2014 - Written by Editor

gr_l_lrqSuuriya:-War ay baahiyeen dhawaan baraha internetka ah ee taageera xoogagga Islaamiyiinta ee Jabahada Nusraha ayaa sheegay in diyaaradaha Maraykanka iyo xulifadoodu ay duqeeyeen goob ay ku sugan yihiin ciidankooda gaar ahaan Kufri diyaan oo ka tirsan magaalada Sarmada ee u dhow xadka dalka Turkiga.
Saraakiil u hadlay Jabhada Al-nusraha oo ah garab ka tirsan Al-qaacida ayaa sheegay in weerarka ay geysteen ciidanka Maraykanka iyo xulifadoodu ay khasaaro gaarsiiyeen dad rayid ah oo iskugu jira caruur , haween iyo dadwaayeel ah.

Saraakiishaan u hadlay Jabhada Al-nusraha ayaa xusay in aysan jirin goobo ay ka taliyaan kooxda Daaich oo ku yaal deegaanka Adlab iyagoo sheegay weerarka diyaaradah Maraykanku aysan weerar ku ahayn kooxada isku magacawday dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish) balse ay doonayaan in ay wiiqaan kooxaha hubaysan ee Islaamiyinta ah ee dagaalka kula jira dowladda Suuriya

Hoos ka Daawo muuqaalka ay baahiyeen Iclaanka Jabhada Al-nusraha ee dalka Suuriya

Hoos ka eeg weerarka ay diyaaradah ciidanka Maraykanka iyo xulifadoodu ay ku qaadeen fariisamaha Jabhadda Al-Nusraha

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online